𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆:| Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran, Abbas Araghchi, ayaa farriin qoraal ah u diray dhiggiisa Sacuudiga, Amiir Faisal bin Farhan Al Saud.
Inkasta oo aan faahfaahinta farriinta si rasmi ah, tallaabadan ayaa loo arkaa mid qayb ka ah diblomaasiyadda sii xoogeysaneysa ee Iran iyo Boqortooyada Sacuudiga, iyadoo labadan dal ay dhawaan dib u bilaabeen xiriirka diblomaasiyadeed kadib sannado badan oonay lahayn wax xiriir ah xiisado gobolka ka taagnaa awgeed.
www.Hiiraanshow.com
0 Comments