LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran, Abbas Araqchi, ayaa Khamiistii sheegay in Iran ay weli u hoggaansan tahay Heshiiska Ka-hortagga Faafinta Hubka Nukliyeerka iyo heshiiska kormeerka ee la leh Hay’adda Qaramada Midoobay ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA). Hadalka Araqchi ayaa yimid hal maalin kadib markii Tehran ay meel marisay sharci joojinaya wada-shaqeyntii tooska ahayd ee ay la lahayd IAEA, taasoo sababtay walaac caalami ah. Araqchi wuxuu carrabka ku adkeeyay in inkasta oo la hakiyay qaar ka mid ah kormeerada, haddana Iran aysan ka baxayn NPT ama aysan jebinaynin heshiisyada aasaasiga ah ee ilaalinta barnaamijkeeda nukliyeerka.


 Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran, Abbas Araqchi, ayaa Khamiistii sheegay in Iran ay weli u hoggaansan tahay Heshiiska Ka-hortagga Faafinta Hubka Nukliyeerka iyo heshiiska kormeerka ee la leh Hay’adda Qaramada Midoobay ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA).


Hadalka Araqchi ayaa yimid hal maalin kadib markii Tehran ay meel marisay sharci joojinaya wada-shaqeyntii tooska ahayd ee ay la lahayd IAEA, taasoo sababtay walaac caalami ah. Araqchi wuxuu carrabka ku adkeeyay in inkasta oo la hakiyay qaar ka mid ah kormeerada, haddana Iran aysan ka baxayn NPT ama aysan jebinaynin heshiisyada aasaasiga ah ee ilaalinta barnaamijkeeda nukliyeerka.

Post a Comment

0 Comments