LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

BEENAHA FAAFAY: MUUSKA GOORYAAN AYAA LAGA QAADAA. "Muuska gooryaan ayaa laga qaada",waa sheeko Soomalida ku dhex faaftay oo uusan jirin darasaad Caafimaad oo xaqiijinaya,waa sheeko Soomaalida lagu qab-jabinayay xiliyadii wax soosarka Muuska uu badnaa. Ogsonow, Maraykanka ayaa ah dalka caddadka ugu baddan soo dhoofsada(18% kamida suuqi caalamka ayuu isticmaala).Dalalka kusoo xigga ee muuska tirada baddan soo dhoofsada waxaa kamid ah: Ruushka,Japan,Germany iyo Shiinaha. Gooryaan haddii la qaadi dalalkas caddadka baddan isticmaala ayaa lagu arki lahaa.Waxaa jira sheekoyin quraafad ah oo nuxur ahaan ujeedo kale xambaarsan,kuwaas oo uu gumaystuhu allifay,si dadka maskixiyan loo dhaawaco.


                                 Muuuzka 

BEENAHA FAAFAY: MUUSKA GOORYAAN AYAA LAGA QAADAA.


"Muuska gooryaan ayaa laga qaada",waa sheeko Soomalida ku dhex faaftay oo uusan jirin darasaad Caafimaad oo xaqiijinaya,waa sheeko Soomaalida lagu qab-jabinayay xiliyadii wax soosarka Muuska uu badnaa.


Ogsonow, Maraykanka ayaa ah dalka caddadka ugu baddan soo dhoofsada(18% kamida suuqi caalamka ayuu isticmaala).Dalalka kusoo xigga ee muuska tirada baddan soo dhoofsada waxaa kamid ah: Ruushka,Japan,Germany iyo Shiinaha.


Gooryaan haddii la qaadi dalalkas caddadka baddan isticmaala ayaa lagu arki lahaa.Waxaa jira sheekoyin quraafad ah oo nuxur ahaan ujeedo kale xambaarsan,kuwaas oo uu gumaystuhu allifay,si dadka maskixiyan loo dhaawaco.

                    www.Hiiraanshow.com

Post a Comment

0 Comments