LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

🚨Dawladda Shiinaha ayaa lacag dhan 300 ilaa 500 Dollar siinaysa ilme kasta oo ka yar 3 sano iyo qoys kasta oo ubad ku soo kordho. Shiinaha ayaa barmaamijkan taageerada qoysaska uga dan leh sidii loo badin lahaa tirada dadka dalkaas ku dhaqan oo maraysa 1.4 Bilyan oo qof. Tirada dadka Shiinaha ku dhasha ayaa hoos u dhacday muddooyinkii la soo dhaafay waxana sannadkii 2024-ka dalkaas ku dhashay ku dhowaad 10 Milyan oo ruux, iyada oo la doonayo in hadda tirada ubadka dhalanaya la sii kordhiyo si loo gaadho 2 Bilyan oo qof.


 Dawladda Shiinaha ayaa lacag dhan  300 ilaa 500 Dollar  siinaysa ilme kasta oo ka  yar 3 sano iyo qoys kasta oo ubad ku soo kordho.


Shiinaha ayaa barmaamijkan taageerada qoysaska uga dan leh sidii loo badin lahaa tirada dadka dalkaas ku dhaqan oo maraysa  1.4 Bilyan oo qof.


Tirada dadka Shiinaha ku dhasha ayaa hoos u dhacday muddooyinkii la soo dhaafay waxana sannadkii 2024-ka dalkaas ku dhashay ku dhowaad 10 Milyan oo ruux, iyada oo la doonayo in hadda tirada ubadka dhalanaya la sii kordhiyo si loo gaadho 2 Bilyan oo qof.


WWW.HIIRAANSHOW.COM

Post a Comment

0 Comments