LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

🚨Sarkaal Axmed Rashiid oo mar ka tirsanaan jiray Booliska xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa hadda wajahaya dacwado adag oo dhanka sharciga ah oo ay kamid yihiin dilka Laba Wiil oo dhalinyaro ah. Dhacdada dilka Labada Wiil ee dhalinyarada ah ayaa dhacday sannadkii 2017 kii. Axmed Rashiid ayaa si toos ah loo daawisiiyey dilka uu geystay waxaana muuqaalka oo ay duubtay Camerada qarsoon ka muuqday Axmed oo kulabisan dharka shacabka isla markaasna tooganaya Labada Wiil. Axmed Rashiid ayaa ilmeeyey marka uu muuqaalka daawaday. Axmed ayaa mar kamid ahaa saraakiisha Soomaalida ah ee Awoodda kuleh magaalada Nairobi balse waxa uu haatan umuuqdaa mid tabar gabay isla markaasna ay hareeyeen danbiyo dilal iyo awood sheegasho ah oo uu geystay intii uu ciidanka kamid ahaa.


 Sarkaal Axmed Rashiid oo mar ka tirsanaan jiray Booliska xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa hadda wajahaya dacwado adag oo dhanka sharciga ah oo ay kamid yihiin dilka Laba Wiil oo dhalinyaro ah.


Dhacdada dilka Labada Wiil ee dhalinyarada ah ayaa dhacday sannadkii 2017 kii. Axmed Rashiid ayaa si toos ah loo daawisiiyey dilka uu geystay waxaana muuqaalka oo ay duubtay Camerada qarsoon ka muuqday Axmed oo kulabisan dharka shacabka isla markaasna tooganaya Labada Wiil.


Axmed Rashiid ayaa ilmeeyey marka uu muuqaalka daawaday.


Axmed ayaa mar kamid ahaa saraakiisha Soomaalida ah ee Awoodda kuleh magaalada Nairobi balse waxa uu haatan umuuqdaa mid tabar gabay isla markaasna ay hareeyeen danbiyo dilal iyo awood sheegasho ah oo uu geystay intii uu ciidanka kamid ahaa.

        www.hiiraanshow.com


Post a Comment

0 Comments