LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

🚨Huruuda iyo sonkorowga: Huruuda waxay hoos u dhigtaa macaanka, waxay firfircooni siisaa hormoonka "Insulin", cilmibaarisyada mid ka mid ah waxay sheegtay in huruudu ay ka awood badan tahay 400 jeer daawada la dhaho "metformin" oo ah daawada ugu caansan ee loo isticmaalo macaanka ama sonkorowga nooca 2-aad. waxaa kaloo la arkay in huruuda ay baab'iso dhibaatoyinka ay sonkorta ku reebtay jirka qeybihiisa sida neerfaha, kilyaha, indhaha iyo xididada.


           Huruuda iyo sonkorowga:

Huruuda waxay hoos u dhigtaa macaanka, waxay firfircooni siisaa hormoonka "Insulin", cilmibaarisyada mid ka mid ah waxay sheegtay in huruudu ay ka awood badan tahay 400 jeer daawada la dhaho "metformin" oo ah daawada ugu caansan ee loo isticmaalo macaanka ama sonkorowga nooca 2-aad. waxaa kaloo la arkay in huruuda ay baab'iso dhibaatoyinka ay sonkorta ku reebtay jirka qeybihiisa sida neerfaha, kilyaha, indhaha iyo xididada. cilmibaarayaal qaar ayaa tilmaamay rajo in haddii insuliinta ay dib u howlgasho oo firfircooni yeelato in cudurka macaanka uu ka tagi karo qofka!!.

        WWW.HIIRAANSHOW.COM

Post a Comment

0 Comments