LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

๐ŸŒปJoogteeya xuska ilaahay ๐ŸŒฟShayqul islaam.ibnu taymiya marku tilmamayay digriga qofka muslimka muhiimda uu uleehay wuxuu dhahay ๐ŸŒทdigriga qalbiga wuxu u yahay sida ay biyaha u yihiin malayga( kaluunka) Shekhu wuxuu dhahay sidee ayu noqodaya xaalka malayga marka uu kaso baxo biyaha? Tusalaha uu sheeqa keenay waa tusaale aad u xikmad badan macno badana koobsanaya marka hadii aan ka dhex baxno dugriga ilaahay nolasheeno dhan ayaa halagmayso nolal bugdi ah ayaana no sugaanaysa ๐ŸŒธSiduu rabigeenba ku tilmaamay kitaabkiisa (ูˆَู…َู†ْ ุฃَุนْุฑَุถَ ุนَู†ْ ุฐِูƒْุฑِูŠ ูَุฅِู†َّ ู„َู‡ُ ู…َุนِูŠุดَุฉً ุถَู†ْูƒًุง ูˆَู†َุญْุดُุฑُู‡ُ ูŠَูˆْู…َ ุงู„ู‚ِูŠَุงู…َุฉِ ุฃَุนْู…َู‰) (Qofka kajedsado xuskayga waxaa u sugnaatay nolal ciriiri ah maalinta qiyaamana waxan so shirinayna bu rabigeen leehay asago indha la) ( ูَุฅِู†َّ ู„َู‡ُ ู…َุนِูŠุดَุฉً ุถَู†ْูƒًุง ) Culimada waxay ku fasireen ciriiriga ay aayadu tilmaamayso ciriiriga aduun iyo aaqiraba qofka marka uu aduunka joogo wuxuu ku noolanayaa nolal daganaasho iyo xasilooni la'aan ah oo muruga ah mar waliba xataa haduu maal aduun yo iyo wax walibo farxad galinaya uu haysto Marku geeriyoodana in qabriga lagu ciriirin doono wal ciyaadu bilaah ( ูˆَู†َุญْุดُุฑُู‡ُ ูŠَูˆْู…َ ุงู„ู‚ِูŠَุงู…َุฉِ ุฃَุนْู…َู‰) So shirinta laso shiranayo asago Indha la culimadu waaxy dhaheen wuxuu ka indha beelaya jidka janada iyo aragtida rabigiisa Sdi marku aduunka joogayba uga indho belay qalbigiisu xuska ilaahay Ayadan waxay ino tilmaamaysaa qasaaraah ku sugan xuska alle ka tagidiisa. Qasaaraha nolashan aan ku noolnahay ee aduunka qaasara qabriga ee xayaatul.barsaqa qaasara maalinta qiyaamo qofkii maalinta qiyaama qasaarana halaag baa u sugnaaday iyo cadaab๐Ÿ˜ฅ rabiyow na badbaadi ๐ŸชปSido kale ilaahay wuxuu ino tilmaamay nolasha dadka mumininta ilaahay xusa ay lee

                      ๐ŸŒปJoogteeya xuska ilaaha

๐ŸŒฟShayqul islaam.ibnu taymiya marku tilmamayay digriga qofka muslimka muhiimda uu uleehay wuxuu dhahay


๐ŸŒทdigriga qalbiga wuxu u yahay sida ay biyaha u yihiin malayga( kaluunka)

Shekhu wuxuu dhahay sidee ayu noqodaya xaalka malayga marka uu kaso baxo biyaha?


Tusalaha uu sheeqa keenay  waa tusaale aad u xikmad badan macno badana koobsanaya marka hadii aan ka dhex baxno dugriga ilaahay nolasheeno dhan ayaa halagmayso nolal bugdi ah ayaana no sugaanaysa 


๐ŸŒธSiduu rabigeenba ku tilmaamay kitaabkiisa


(ูˆَู…َู†ْ ุฃَุนْุฑَุถَ ุนَู†ْ ุฐِูƒْุฑِูŠ ูَุฅِู†َّ ู„َู‡ُ ู…َุนِูŠุดَุฉً ุถَู†ْูƒًุง ูˆَู†َุญْุดُุฑُู‡ُ ูŠَูˆْู…َ ุงู„ู‚ِูŠَุงู…َุฉِ ุฃَุนْู…َู‰)


(Qofka kajedsado xuskayga waxaa u sugnaatay nolal ciriiri ah maalinta qiyaamana waxan so shirinayna bu rabigeen leehay asago indha la)


( ูَุฅِู†َّ ู„َู‡ُ ู…َุนِูŠุดَุฉً ุถَู†ْูƒًุง )

Culimada  waxay ku fasireen ciriiriga ay aayadu tilmaamayso  ciriiriga aduun iyo aaqiraba  qofka marka uu aduunka joogo wuxuu ku noolanayaa nolal daganaasho iyo xasilooni la'aan ah oo muruga ah mar waliba xataa haduu maal aduun yo iyo wax walibo farxad galinaya uu haysto


Marku geeriyoodana in qabriga lagu ciriirin doono wal ciyaadu bilaah 


( ูˆَู†َุญْุดُุฑُู‡ُ ูŠَูˆْู…َ ุงู„ู‚ِูŠَุงู…َุฉِ ุฃَุนْู…َู‰)


So shirinta laso shiranayo asago Indha la culimadu waaxy dhaheen wuxuu ka indha beelaya jidka janada iyo aragtida rabigiisa 

Sdi marku aduunka joogayba uga indho belay qalbigiisu xuska ilaahay 


Ayadan waxay ino tilmaamaysaa qasaaraah ku sugan xuska alle ka tagidiisa. Qasaaraha nolashan aan ku noolnahay ee aduunka qaasara qabriga ee xayaatul.barsaqa qaasara maalinta qiyaamo qofkii maalinta qiyaama qasaarana halaag baa u sugnaaday iyo cadaab๐Ÿ˜ฅ rabiyow na badbaadi


๐ŸชปSido kale ilaahay wuxuu ino tilmaamay nolasha dadka mumininta ilaahay xusa ay leehiin 


ู‚ุงู„ ุงู„ู„ู‡ ุชุนุงู„ู‰ ( ู…َู†ْ ุนَู…ِู„َ ุตَุงู„ِุญًุง ู…ِّู† ุฐَูƒَุฑٍ ุฃَูˆْ ุฃُู†ุซَู‰ٰ ูˆَู‡ُูˆَ ู…ُุคْู…ِู†ٌ ูَู„َู†ُุญْูŠِูŠَู†َّู‡ُ ุญَูŠَุงุฉً ุทَูŠِّุจَุฉً ูˆَู„َู†َุฌْุฒِูŠَู†َّู‡ُู…ْ ุฃَุฌْุฑَู‡ُู… ุจِุฃَุญْุณَู†ِ ู…َุง ูƒَุงู†ُูˆุง ูŠَุนْู…َู„ُูˆู†َ)


(Rabigeen wuxuu dhahay cidi samaysa camal wanagsan o lab ama dhadig ah asagoo ah mid alle rumaysan walle inan nolaynanaa buu rabigen leehay nolal wanagsan on igu abaal gudi ajarkooda shay midka ugu wanagsan ay ahaayeen ku sameeya)


Nolasha wanagsan uu alle tilmaamay waa tee?


Mata wax kasto ubaahan tahay aa helaysaa mata laguu shaqaynayo ee dalxiis kolba wadankaa rabto aa u tagaysaa maya maaha taas 


๐Ÿ’Culimadu waxay dhahan Nolasha wanagsan uu alle shegayo xataaa waaka mid xanuunada,faqriga,iyo baalyo kasto ku qabsato waaka mid Nolasha wanagsan waayo qofku markay arimahaas qabsadaan wuu sabrayaa wuxuna ku raali noqonayaa qadarka ilaahay wuxu ku noolanayaa markaas nolal dagan xasilooni kalsoni rabigiisa uu ku qabo ay ka buuxdo taas ayaana ah nolasha wanagsan nolasha qofka muminka waa nolasha qalbiga


๐ŸŒฑQofka muminka markay xaalad qabsato waa inu ku sabraa ilaahay uu ka rajayo abaal gudka sabarkiisa una ka baryaa rabi inu ka saarro  dhibtada haysata waxa xaqiiqa ah qofkaas noca. Udhaqmaa in uu ku nolaanayo nolal wanagsan

 

 

Nolasha wanagsan ee dhabta waa nolasha qalbiga 


Nolasha xun ee dhabta ahna waa nolasha qalbiga 


Qalbiga waxa noleeya xuska ilaahay 


Qofka muminka ah e ilaahay xusa abal gud kiisa aduunka waa inu ku noleeyo alle nolol wanagsan n


Abaal gudkiisa aaqirina rabi wuxu shegay inu ku abaal marinayo marku aduunka joogay wixii ugu wanagsana uu sameyay bi macnaa waalo dhaamafaya wixi uu qalday ee inti wanagsanayd ayaa lagu abaal.marinayaa


ุงู„ู„ู‡ู… ุฅู†ุงู†ุณุงู„ูƒ ุฑุถุงูƒ ูˆุงู„ุฌู†ุฉ 


๐ŸŒผsheikh sacdi r.h.n 


Wuxuu dhaahay xasiloonida  qalbiga iyo nosha wanagsan uu qofka ku noolaado ma keento ilaa xuska alle maahane xuska allana waa cilaajka kaliya oo lagu dawayn karo murugada iyo cabsidaba


Marka qaaliyaat ilaahay hanaga yeelo kuwa xuskiisa ku dadaalaa ilaahayna acmasheena hano wanaajiyo anagana aan dadaalno ilaahay haduu khyr inaga arko iyo inan raadinayno acmaasha wanagsan khayr ku nala. Kulminayaa


Aan ku dadaalno adkaaru sabaax iyo masaa iyo quraan aqriska 


๐ŸŒฟSheikh ibnu baaz r.h.n


Wuxuu dhahay wiilka muminka iyo gabdha muminada waxaa haboon inay laazimaad adkarta subaxa iyo galabta dhexdooda waxaa ahaaday khayr wayn qofka shartay ka ilaaliyaan ajar badan qofku wuuka helayaa waana cibaado wayan adkaarta subaxa iyo galabta wayna moog yihiin in badan oo dadka kamida


๐ŸŒธุงู„ู„ู‡ู… ุฃุนู†ุง ุนู„ู‰ ุฐูƒุฑูƒ ูˆุดูƒุฑูƒ ูˆุญุณู† ุนุจุงุฏุชูƒ ๐Ÿคฒ๐ŸŒธ๐Ÿค

Post a Comment

0 Comments