LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

🚨MUUS KA MUXU FAAIDA LEEYAHAY HALKAN HOOSE KA AQRISO....


   13 Waxyaabood Moosku Siyaadiyo


  MOOSKU WUXUU SIYAADIYAA


1.  Wuxuu siyaadiyaa Tamarta jirka si degdeg ah.


2. Wuxuu siyaadiyaa awoodda murqaha xilliyada jimicsiga.


3. Wuxuu siyaadiyaa awoodda maskaxda gaar ahana feejignaanta maskaxda.


4. Wuxuu siyaadiyaa xawaaraha dheefshiidka.


5. Wuxuu siyaadiyaa koritaanka lafaha.


6. Wuxuu siyaadiyaa unugyada difaaca jirka.


7. Wuxuu siyaadiyaa farxadda iyo niyad wanaaga


8. Wuxuu siyaadiyaa qabowga jirka gaar ahaan gacmaha


9. Wuxuu siyaadiyaa tayada iyo macaansiga hurdada.


10. Moosku wuxuu siyaadiyaa rabitaanka cuntada .


11. Moosku wuxuu siyaadiyaa awoodda jirka uu ku xakameeyo dhiigkarka.


12. Moosku wuxuu siyaadiyaa adkaysiga jirka.


13. Moosku wuxuu siyaadiyaa caafimaadka maqaarka.

        WWW.HIIRAANSHOW.COM

Post a Comment

0 Comments