LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

🚨WAR DEG DEG:Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Somaliland ayaa go'aanno ka soo saartay khilaafkii Laydhka ee magaalada Burco oo muddooyinkan taagnaa iyada oo go'aamisay sidan soo socota. 1: In Adeegga Laydhka ee magaalada Burco ay bixiso hal shirkad oo keli ah. 2: In shirkadda Al Nuur ku biirto bah wadaagta HECO. 3: In berri laga bilaabo qiimaha laydhka ee Guryaha magaalada Burco laga dhigo.....


 Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Somaliland ayaa go'aanno ka soo saartay khilaafkii Laydhka ee magaalada Burco oo muddooyinkan taagnaa iyada oo go'aamisay sidan soo socota.


1: In Adeegga Laydhka ee magaalada Burco ay bixiso hal shirkad oo keli ah.


2: In shirkadda Al Nuur ku biirto bah wadaagta HECO.


3: In berri laga bilaabo qiimaha laydhka ee Guryaha magaalada Burco laga dhigo  0.59 Sent.


4: In laba sano gudohood shirkadda Laydhka ee HECO qiimaha Laydhka ku gaadhsiiso 0.30 Sent.

       WWW.HIIRAANSHOW.COM

Post a Comment

0 Comments