LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Shiinaha ayaa bilaabay hal-abuur cusub: bamka hydrogen-ka ee “saaxiibka la ah deegaanka”. Ma laha wax shucaac nukliyeer ah iyo wasakh nukliyeer ah midna, waa kubbad dab ah oo leh heerkul dhan 1,000 darajo Celsius oo qaraxeedu yahay mid edeb leh, kuu gubaysa si xarrago leh, kuuna bedeleysa dambas hodan ka ah macdan. Fikradda: waa in dadka si xayaato leh loo dilo iyadoo aan deegaanka lagu reebeyn wasakh muddo dheer jirta — waxaad kaliya ku gubaneysaa meesha aad joogto, adigoo isu beddelaya kaarboon tayo sare leh oo faa'iido u leh ciidda! Bamkaan Shiinaha waxay ugu magac-dareen: U dhimo si xarrago leh! 😆


 

Shiinaha ayaa bilaabay hal-abuur cusub: bamka hydrogen-ka ee “saaxiibka la ah deegaanka”.


Ma laha wax shucaac nukliyeer ah iyo wasakh nukliyeer ah midna, waa kubbad dab ah oo leh heerkul dhan 1,000 darajo Celsius oo qaraxeedu yahay mid edeb leh, kuu gubaysa si xarrago leh, kuuna bedeleysa  dambas hodan ka ah macdan.


Fikradda: waa in dadka si xayaato leh loo dilo iyadoo aan deegaanka lagu reebeyn wasakh muddo dheer jirta — waxaad kaliya ku gubaneysaa meesha aad joogto, adigoo isu beddelaya kaarboon tayo sare leh oo faa'iido u leh deganka.iyo ciida

            www.hiiraanshow.com


Post a Comment

0 Comments