LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Wargeys kasoo baxa turkiga ayaa sawiro gacan ku sameys ah (Kartoon) ka sameeysay Nabigeena Muxamed scw iyo Nabi Muuse, arinta ayaana waxaa ka dhiidhiyay shacabka Turkiga oo dibad bax weyn isugu soo baxay sidoo kalana xaruunta wargeyska ku yaalay xoog ku galay, ayagoona halkaas salaad jamaaco ah ku tukaday. Booliska Turkiga oo arinta soo faragaliyay ayaana gacanta kusoo dhigay agaasimihii wargeyskaas iyo ninkii sameeyay sawirada Nabiga scw iyo Nabi Muuse cs loogu gafay Erdogan madaxweynaha Turkiga oo arinta ka hadlay ayaana sheegay in dadkii falkaas ku kacay lagala xisaabtami doono falka ay sameeyeen. BIDHAAMIN YAR; Qofkii Nabiga scw u gafa cafis malahan xitaa haduu toobad keeno xukunkiisa waa dil, waase qofkii muslimnimo sheeganayay ee Nabiga scw u gafay, balse kaafirka ay gaalnimadiisa caddahay haduu soo islaamo dib looma raacanaayo wixii hore. Turkiga maxay ku sameyn doonaan wasakhdii Nabiga scw ceysay? Ma xukunkooda ah dilka ayay ku fulin doonaan mise gaalo ayagoo raali galinaayo ayay xabsi kaliya ugu ekeyn doonaan?


 Wargeys kasoo baxa turkiga ayaa sawiro gacan ku sameys ah (Kartoon) ka sameeysay Nabigeena Muxamed scw iyo Nabi Muuse, arinta ayaana waxaa ka dhiidhiyay shacabka Turkiga oo dibad bax weyn isugu soo baxay sidoo kalana xaruunta wargeyska ku yaalay xoog ku galay, ayagoona halkaas salaad jamaaco ah ku tukaday.


Booliska Turkiga oo arinta soo faragaliyay ayaana gacanta kusoo dhigay agaasimihii wargeyskaas iyo ninkii sameeyay sawirada Nabiga scw iyo Nabi Muuse cs loogu gafay


Erdogan madaxweynaha Turkiga oo arinta ka hadlay ayaana sheegay in dadkii falkaas ku kacay lagala xisaabtami doono falka ay sameeyeen.


BIDHAAMIN YAR; Qofkii Nabiga scw u gafa cafis malahan xitaa haduu toobad keeno xukunkiisa waa dil, waase qofkii muslimnimo sheeganayay ee Nabiga scw u gafay, balse kaafirka ay gaalnimadiisa caddahay haduu soo islaamo dib looma raacanaayo wixii hore.


Turkiga maxay ku sameyn doonaan wasakhdii Nabiga scw ceysay? Ma xukunkooda ah dilka ayay ku fulin doonaan mise gaalo ayagoo raali galinaayo ayay xabsi kaliya ugu ekeyn doonaan?


Post a Comment

0 Comments