Ninkaan dhammaantiina waad garaneysaan, waxaa la sheegay in sanadkii 2015-tii asigoo ka qeyb galaayo tartan lagu heesaayo ayaa waxaa dhacday mar walba oo uu heesta qaad is dhaho inuu qosol kasoo fakanaayay, tartankiina sidaas ayuu uga haray fanaan-na ku noqon waayay.
10 sano kadib maanta qosolkii uu 2015-tii qoslay ayuu lacag ku helaa, ayadoona qosolkiisa uu noqday astaan u taagan Comedy-ga caalamkoo dhan.
Allaah haduu doono si bilaa xisaab ayuu kugu arsaaqaa.
0 Comments