Ciidamada yahuudda ayaana siiya dhaqaale lacageed, mid raashin iyo hub,
Ninkaan oo lagu magacaabo yaasir abuu sheybaan ayaa kamid ahaa kooxda Fatax ee muqaawamada ahaan jirtay lkn hadda yahuudda la shaqeysa,
Xamaas ayaa maanta soo saartay amar ku socda ninkaan, kaasoo ah inuu 10 maalmood gudahood isa soo dhiibo haddii kale uu target u noqon doono,
Waxayna u hanjabeen ciddii isku dayda inay ninkaan qariso.
0 Comments