Manchester United ayaa RB Leipzig u sheegtay in
haddii Sesko uu iyaga doorto ay isla markiiba dalab
rasmi ah ka soo gudbin doonaan.
Tani waxay ku tusinaysaa sida ay United ugu diyaar
garowday soo xera gelinta saxiixa Benjamin Sesko
makula tahay in manchester united uu ku haboonyahay laacib kan weraryahanka ah
0 Comments